Laba wariye oo ka tirsan wakaaladda wararka Reuters ayaa lagu xakumay min 7 sano oo xarig ah gudaha dalka Myanmar, kaddib marki lagu eedeeyay in ay ku xadgubeen qawaaniinta sirta dalkaasi. from VOA https://ift.tt/2PzmEh3 via IFTTT
No comments:
Post a Comment