Friday, August 9, 2019

Baaritaanka weerarkii lagu dilay Injineer Yariisow

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laba haween ah ay ku lug lahaayeen qaraxii 24-kii July ka dhacay guriga dawladda Hoose ee Muqdishu oo lagu dilay Duqii Muqdishu iyo siddeed qof oo kale.

from VOA https://ift.tt/2YTHI6b
via IFTTT

No comments:

Post a Comment