Thursday, August 8, 2019

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka wada Awdheegle

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa howgallo ka wada deegaano iyo tuulooyin ku xeeran degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo ay dhawaan ka saareen maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

from VOA https://ift.tt/2YFN8GJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment