Thursday, August 8, 2019

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland oo mar kale dib u dhacday

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shaaciyay inaanay qabsoomayn dooroshiinkii Golaha Wakiilada iyo Golayaasha deegaanka waqtigii loo asteeyay oo ku beegan dhamaadka sanadkan. Qabsoomidda doorashooyinkan ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay ay ururada bulshada ee Somaliland ay dalbanayeen inaysan mar kale dib u dhicin. Wariyaha VOA-da Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan kasoo dirtay magaalada Hargeysa.      

from VOA https://ift.tt/2OJF7f3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment