Saturday, August 10, 2019

Barn. Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdi Muuse oo ka tirsan ururka Xaasibada Geeska oo ah urur ka dhisan dalka Britain, kana shaqeeya badbaadada caruurta Soomaalida oo qaarkood ay u dhintaan weerarka midiyaha

from VOA https://ift.tt/2ZOyCIX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment