Saturday, August 10, 2019

Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ka jiraan arooska miyiga iyo hal-xiraalayaasha la isku weydiiyo, iyo qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo caawana uu marti ku yahay abwaan Maxamed Muumin (Ababe)

from VOA https://ift.tt/2MU3Ta0
via IFTTT

No comments:

Post a Comment