Sunday, August 11, 2019

Isbaheysiga Carabta oo Duqeeyay Caden

Isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa sheegay in ay maanta duqeeyeen bartilmaameedyo ay ku sugnaayeen xoogaga gooni-ugoosadka shalay la wareegay magaalada Caden ee Koofurta dalka Yemen.

from VOA https://ift.tt/2YWrcWY
via IFTTT

No comments:

Post a Comment