Sunday, August 11, 2019

Masaajid ku yaalla Norway oo la weeraray

Booliska magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway ayaa maanta sheegay in weerar uu qof hubeysani Sabtidi ku qaaday masaajid ku yaalla nawaaxiga caasimadda loola tacaamulayo iskuday ficil argagxisio.

from VOA https://ift.tt/33mlGwh
via IFTTT

No comments:

Post a Comment