Ciidamada booliska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta suuqa Bakaaraha ee Muqdisho ku toogtay afar qof oo mid haween aheyd, oo ay sheegeen inay ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab. from VOA https://ift.tt/2OZoHiI via IFTTT
No comments:
Post a Comment