Friday, August 16, 2019

Duqa London oo la kulmay bulshada Soomaalida

Duqa magaalada London, Sadiq Khan ayaa la kulmay qurba joogta Soomaalida ee ku nool magaalada London isla markaasna waxaa uu ka hadlay doorka bulshada Soomaalida ay ku leeyihiin horumarka dalkaas.

from VOA https://ift.tt/2OYu69W
via IFTTT

No comments:

Post a Comment