Friday, August 16, 2019

Shirka dib-u-heshiisiinta Galmudug oo berri furmaya

Waxaa socda dadaal loogu jiro in beelaha ku nool maamul goboleedka Galmudug ay kasoo wada qaybgalaan shirweyne dib u heshiisiin ah oo maalinta berri ah ka furmi doona magaalada Dhuusamareeb. Haddaba dareenka kala duwan ee laga qabo shirkaasi waxaa warbixintan nooga soo diray weriyaha VOA ee Gaalkacyo Cabdiwaaxid Macallim Isxaaq.  

from VOA https://ift.tt/2z0oT6N
via IFTTT

No comments:

Post a Comment