Shan qof oo rayid ah ayaa ku dhintay magaalada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ka dib markii ay dablay hubaysani rasaas ku fureen meel kaalin shidaalka laga qaato ah. from VOA https://ift.tt/2KKIcpY via IFTTT
No comments:
Post a Comment