Barnaamijka Galka Baarista waxa uu ku saabsan yahay inta ay la egtahay ku-dhex jiritaanka Al-Shabaab ee dowladda Soomaaliya, kadib markii ay soo baxday in gabdho la shaqeeya Al-Shabaab ay fuliyeen qaraxyii ka dhacay xarunta gobolka Banaadir. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
from VOA https://ift.tt/2YKqJI1
via IFTTT
No comments:
Post a Comment