Guddiga doorashooyinka Jubbaland ee uu soo magacaabay madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ku dhawaaqay xubnaha xildhibaanada ee baarlamaanka Jubbaland, halka guddiga kale ee musharaxiinta mucaaradka ahna ay iyana ku dhowaaqeen xildhibaano.
from VOA https://ift.tt/2N1gQ1Q
via IFTTT
No comments:
Post a Comment