Tuesday, August 13, 2019

Mareykanka oo dib u dhigay canshuur la saari lahaa badeecadaha Shiinaha

Dowladda Mareykanka ayaa maanta sheegtay inay dib u dhigeyso ilaa 15-ka bisha December, soo rogista canshuur cusub oo 10% ah oo la saari lahaa badeecadaha elektaroonika ee Shiinaha.

from VOA https://ift.tt/2NaslEf
via IFTTT

No comments:

Post a Comment