Tuesday, August 13, 2019

Wareysiyo: Guddoomiyayaasha guddiyada doorashada Jubaland

Laba liis oo kala duwan oo xildhibaanno ah ayaa looga dhowaaqay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubaland, ayada oo ay jiraan laba guddi oo doorasho oo kala duwan.

from VOA https://ift.tt/2H5mbRN
via IFTTT

No comments:

Post a Comment