Mas'uulyiinta maamulka Jubaland iyo kuwa hawlgalka nabad ilaalinta ee Amisom ayaa maalintii shalay ka wada hadlay arrimo ku saabsan doorashada dhawaan ka dhici doonta maamulka Jubaland. Labada dhinac ayaa isku afgartay qaabka loo maamuli doono ammaanka goobta lagu qaban doono doorashada madaxtanimada Jubaland. Arrintan ayaa imanaysa xilli uu maalmihii la soo dhaafay cirka isku sii shareerayey khilaaf ka taagan soo xulista xildhibaanada cusub ee Jubaland. Warbixin amuurtaasi ku saabsan waxa magaalada Nairobi nooga soo diray wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed.
from VOA https://ift.tt/2YvbS4g
via IFTTT
Tuesday, August 6, 2019
Jubaland iyo Amisom oo ka wada-hadlay doorashada
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment