Tuesday, August 6, 2019

Mareykanka oo ka hadlay kulankii Kheyre iyo David Hale

Dowladda Mareykanka ayaa faahfaahin ka bixisay kulan shalay Muqdisho ku dhex maray kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka ee arrimaha siyaasadda, David Hale iyo ra'iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.

from VOA https://ift.tt/2Tb0eWd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment