Tuesday, August 6, 2019

Filibiin oo xaalad deg deg ah la geliyay

Dowladda Filibiin ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah, kaddib marki dad gaaraya 622 qof ay u dhinteen xanuunka dengue oo ah cudur ay gudbiso kaneecada teeda dhiddiga ah.

from VOA https://ift.tt/2YRpeqI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment