Tuesday, August 6, 2019

Muwaadiniinta Venezuela iyo Uruguauy oo looga digay in ay tagaan Mareykanka

Dalalka Venezuela iyo Uruguay ayaa uga digay muwaadiniintooda in ay u safraan Mareykanka, kaddib toogashadi dadka badan lagu dilay ee Sabtidi iyo Axadi ka dhacday gobollada Texas iyo Ohio.

from VOA https://ift.tt/2Zyyr4t
via IFTTT

No comments:

Post a Comment