Tuesday, August 20, 2019

Kenya oo ka walaacsan mowqifka Swan ee Jubaland

Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay warqad uu 17-kii bishan soo saaray ergeyga xogahayaha guud ee QM ee Soomaaliya James Swan oo la xiriirtay doorashada madaxweynaha Jubaland.

from VOA https://ift.tt/2KVox70
via IFTTT

No comments:

Post a Comment