Tuesday, August 20, 2019

Sarkaal ka tirsan Shabaab oo duqeyn lagu dilay

Hawlgalka milatariga ee Maraykanka ee qaaradda Afrika ayaa sheegay in duqayn cusub oo ka dhacday Soomaaliya lagu dilay xubin ka tirsan Al-Shabaab.

from VOA https://ift.tt/2MpFDNi
via IFTTT

No comments:

Post a Comment