Shir beeleed toddobaadyo ka socday magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa maanta la soo gabagabeeyay, iyadoo lagu doortay gole iyo ka kooban 68 xubnood, iyo madaxa golahaas. from VOA https://ift.tt/34qedNd via IFTTT
No comments:
Post a Comment