Thursday, September 5, 2019

Maxkamadda ICJ oo laba bilood dib u dhigtay dacwaddii badda

Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka ICJ ee fadhigeedu yahay magaalada The Hague ee dalka Netherland ayaa muddo laba bilood ah dib u dhigtay dhagaysiga dacwaddii badda ee u dhaxaysay Kenya iyo Soomaaliya

from VOA https://ift.tt/2MWONky
via IFTTT

No comments:

Post a Comment