Thursday, September 5, 2019

Soomaaliya oo kaga badisay Zimbabwe 1-0

Kooxda kubadda cagta Soomaaliya ayaa guul taariikhi ah xalay ka gaadhay ciyaar ay la galeen dalka Zimbabwe. Is-aragga hore ee ciyaarta is-reebreebka Koobka Adduunka ayaa Soomaaliya ay ku badisay 1-0.

from VOA https://ift.tt/2PJWqgr
via IFTTT

No comments:

Post a Comment