Saturday, October 5, 2019

Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan sheeko xiiso leh oo ka dhacday dalka Masar oo dhinaca guurka la xiriirta iyo hubinta Hal-abuurka iyo Heesaaga oo maanta marti ku yahay fanaanka Maxamed Xasan Xuseen (Lafoole)

from VOA https://ift.tt/30N6LJ4
via IFTTT

No comments:

Post a Comment