Saturday, October 5, 2019

Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdilatiif Muuse Nuur (Sanyare) oo ah Afhayeenka Madasha Xisbiyada Qaran ee magaalada Muqdisho lagaga dhawaaqay 30kii bisha September

from VOA https://ift.tt/31PoGQz
via IFTTT

No comments:

Post a Comment