Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Aamina Maxamed Mursal oo ah La-taliyaha Arrimaha Haweenka iyo Dhallinyarada oo madaxweynaha K. Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, horay wasiir uga soo noqotay xukuumadihii kmg ahaa.
from VOA https://ift.tt/2VIOb3S
via IFTTT
No comments:
Post a Comment