Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Faaduma Maxamed Xaaji oo ah maamulaha Toddobaadka Soomaalida ee dalka Britain oo ka warbixinaysa munaasibaddaas oo dhawaan la qaban doono
from VOA https://ift.tt/31wujlw
via IFTTT
No comments:
Post a Comment