Ciidamada ammaanka Puntland gaar ahaan Gobolka Bari ayaa tan iyo bishii September waxay gacanta ku soo dhigeen rag gudaha iyo daafaha magaaladda Boosaaso ka geystay kufsiyo waqtiyo kala duwan. from VOA https://ift.tt/2nRTH7N via IFTTT
No comments:
Post a Comment