Friday, October 4, 2019

Ciidamada Ciraaq oo rasaaseeyey dibad-baxayaal

Ciidamada ammaanka ee Ciraaq ayaa rasaas ku furay maanta  oo jimce mudaaharadayaal dawladda ka soo horjeeda oo isugu  soo baxay magaalada Bagdhad.

from VOA https://ift.tt/352xt3v
via IFTTT

No comments:

Post a Comment