Howlgal ay shalay ciidanka milatariga Dowladda Federaalka Soomaaliya ka sameeyeen gobolka Gedo ayay kooxda Al-Whabab kaga soo furteen ilaa iyo 300 oo neef oo ari ah. Xoolahan ayay maleeshiyo ka tirsan Al-Shabab si xoog ah uga qaateen dadka deegaanka iyaga oo ku sheegay zako. Faa-faahinta howlgalkaas ayuu Nur Xasan Nur ka wareystay, Maxamed Cali Cabdullaahi oo ah abaanduulaha ururka 49-aad ee ciidamada milatariga Soomaaliya qeybtiisa magaalada Baardheere.
from VOA https://ift.tt/32n55HF
via IFTTT
Wednesday, October 16, 2019
Ciidamada dowladda oo Shabaab kasoo furtay xoolo ay dhaceen
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment