Ciidamada Turkiga ayaa billaabay howl-galkii militari ee muddada la qorsheynayey ee Waqooyiga Syria, si looga sifeeyo ciidamada Kurdish-ka ee ay ugu yeereen argagixisada. from VOA https://ift.tt/321fqZK via IFTTT
No comments:
Post a Comment