Saraakiisha militariga Turkiga ayaa sheegay in ciidamadooda ay diyaar u yihiin inay billaabaan howl-galka muddada la qorsheenayey ee ka dhanka ah ciidamada Kurdish-ka ee gudaha dalka Syria. from VOA https://ift.tt/2M2001U via IFTTT
No comments:
Post a Comment