Friday, October 11, 2019

Ciidamada Turkiga oo weli wada howl-galka Syria

Ciidamada Turkiga iyo xulufadooda ayaa iska caabin kala kulmaya Kurdiyiinta, ayaga oo isku dayaya inay qabsadaan magaaloyinka ku yaalla xuduudda Syria, maalintii saddexaad ee howlgalka Turkiga ay ka wadaan waqooyiga Syria.

from VOA https://ift.tt/325KW8Q
via IFTTT

No comments:

Post a Comment