Wednesday, October 16, 2019

Dhuusamareeb: Dad ku Dhintay Shil Gaari

Laba qof ayaa ku geeriyootay saddex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii gaari ay la socdeen uu ku rogmaday duleedka magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud

from VOA https://ift.tt/2MjkVgO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment