Dilkii madaxweyne Cabdirashiid oo 50 sano ay kasoo wareegtay
50 sano ka hor maanta oo kale, October 15 1969, waxaa toogasho uu fuliyey nin Ilaaladiisa ahaa lagu dilay madxaweynihii hore ee Soomaaliya allaha u naxariistee Cabdirashiid Cali Sharma'arke.
No comments:
Post a Comment