Monday, October 21, 2019

Doon ay saarnaayeen ciidamo oo ku rogmatay xeebta Marka

Afar ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa la la'yahay iyadoo laga cabsi qabo inay dhinteen kadib markii doon ay la socdeen ay ku qallibantay xeebta magaalada Marka.

from VOA https://ift.tt/32zkfJV
via IFTTT

No comments:

Post a Comment