Friday, October 18, 2019

Faaqidaadda: Hawl-galka Turkiga ee Syria

Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay duulaanka Turkiga uu toddobaad ka hor ku qaaday waqooyiga dalka Syria, si uu halkaas uga saaro dagaal-yahannada Kurdiyiinta, oo uu ku eedeeyey inay yihiin argagixiso. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Xuseen Saxnuuni oo ku sugan Qaahira.  

from VOA https://ift.tt/2nVxKEI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment