Friday, October 4, 2019

Faaqidaadda: Shirarka caalamiga ah ee Soomaaliya

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay shirarka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya ku saabsan ee uu ugu dambeeyey kii toddbaadkan ka dhacay Muqdisho, iyo waxa laga dhaxlo. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan Sandheere.  

from VOA https://ift.tt/2LJSCIg
via IFTTT

No comments:

Post a Comment