Tuesday, October 22, 2019

Galka Baarista: 50 sano kadib afgambigii October 21, 1969

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay 50 guuradii kasoo wareegtay afgambigii Soomaaliya ka dhacay October 21, 1969-kii ee dowladdii madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ay xukunka kula wareegtay.

from VOA https://ift.tt/31yHVNf
via IFTTT

No comments:

Post a Comment