Hanti-dhowraha guud ee Qaranka Soomaaliya, Maxamed Cali Afgooye oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa faah-faahin ka bixiyey warbixintii ka soo baxday xafiiskiisa ee baarista maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sannadda 2018.
from VOA https://ift.tt/33ilZqV
via IFTTT
No comments:
Post a Comment