Wednesday, October 9, 2019

Hanti-dhowrka: Lacago aan la xisaabin ayaa maqan qasnadda dowladda

Xafiiska Hanti-dhowrka Qaranka ayaa soo saaray warbixin ku saabsan baaritaan maaliyadeed oo ay ku sameysey heyadaha dowlada, taasi oo lagu ogaaday in la isticmaalay daqli la soo ururirey iyadoo aanan sharciga loo marin.

from VOA https://ift.tt/2p3aRPY
via IFTTT

No comments:

Post a Comment