Hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegeysa in 214 milyan oo haween ah oo ku jira da'da taranka oo ku nool waddamada soo koraya ee raba inay ka fogaadaan ama kala dheereeyaan uurka ayaan adeegsadaan qaab ka hortag oo casri ah.
from VOA https://ift.tt/2VMKutI
via IFTTT
No comments:
Post a Comment