Sunday, October 13, 2019

Hoobiyayaal lala beegsaday Xalane

Weerar kale oo hoobiye ah ayaa lagu qaaday xerada Xalane oo ka mid ah halbowlayaasha ugu muhiimsan magaalada Muqdishu. Hoobiyayaashan ayaa la maqlay galabnimada maanta oo Axad ah.

from VOA https://ift.tt/2OPmjcZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment