Sunday, October 6, 2019

Iska-hor-imaad Dhexmaray AMISOM iyo Booliska Hirshabeelle

Ciidamada Amisom iyo Booliska Hirshabelle ayaa iska hor imaad kooban uu saake ku dhex maray Jalalaqsi, iyada oo aan arrintaas ka wareysanay Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi Maxamed Nuur Cagajoof.

from VOA https://ift.tt/2VkbeS5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment