Wednesday, October 23, 2019

Itoobiya; Xiisad u dhaxeysa Jawar Mohamed iyo ciidamada

Dalka Ethiopia waxaa maanta ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeedo tallaabada dowladda Itoobiya ay ku dooneyso inay ilaalada kala noqoto Jawaar Maxamed.

from VOA https://ift.tt/2obp9Ot
via IFTTT

No comments:

Post a Comment