Tuesday, October 22, 2019

Justin Trudeau oo ku guuleystay doorashada Canada

Ra'iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa maanta guulo ka sheegtay doorashadii dhacday isniintii, isaga oo mar labaad loo doortay inuu dalka hoggaamiyo kadib markii xisbigiisa Liberal-ka ay baarlamanka ka heleen codad ku filan si uu usii ahaado xisbiga talada haya.

from VOA https://ift.tt/35Tsi6t
via IFTTT

No comments:

Post a Comment