Dibad-baxayaasha dalka Lubnaan ayaa maanta xannibay waddooyinka, ayaga oo gubaya taayaro, xilli ay maalintii labaad wadaan dibad-baxyo ka dhan ah dowladda, sababo la xiriira xasarad dhaqaale. from VOA https://ift.tt/2MPaMaY via IFTTT
No comments:
Post a Comment