Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay in cidda kaliya ee sharci ahaan awood u leh inay kala shaandhayso xubnaha gudidda doorashooyinka ee cusub ay tahay Golaha Wakiilada. from VOA https://ift.tt/2qmu3ZH via IFTTT
No comments:
Post a Comment